Madaxweyne Deni oo Garoowe ku qaabilay danjire Mohamed Ibrahim Nasar (Sawirro)

Madaxweynaha Maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xarunta Madxatooyada Puntland ee Garoowe ku Qaabiley wafdi balaaran oo uu hogaaminayo safiirka dalka Masar ee Soomaaliya Ambassador Maxamed Ibraahim Nasar. Kulanka ka dib, Madaxweynaha ayaa ka warbixiyey waxyaabihii ay ka wada hadleen safiirka oo uu sheegay inay ugu muhiimsaneyd xiriirka iyo wadashaqeynta dalalka Masar iyo Soomaaliya. … Continue reading Madaxweyne Deni oo Garoowe ku qaabilay danjire Mohamed Ibrahim Nasar (Sawirro)